waxaa soo gabagaboobay cayaaro kubada kolayga tarriiqda markay aheyd 24 march oo billawday january 6 2007,cayaarahaas ay cayarayeen caruurta dadooda tahay 13 ilaa 15 jir,afar kooxood ayey ahayeen,farata kooxood is wada arkayey ,wareeg koowaad iyo wareeg labaad ayey cayareen,kooxahana sidaan ayey kala ahayeen,red team,blue team,black team,iyo silver team,waxaana halkaa ku guul badsaday kooxda silverka oo hal cayaar kaliya laga badiyey shan cayaarna ay iida badiay,waxaa kalinta labaad galay kooxda blu ga ah oo afar cayaar badisay laba cayaarna laga badiyey,runti cayaar aad xiisa u leh ayey halkaa ku soo bandhigeen,cayaartoyga ugu fiican waxaa qatay jamac oo soo bandhiga cayaar aad u wanagsan oo u cayarayey kooxda koobka qaday,cayaartoyga ugu edab fiicnana waxaa qatay tohob ooah cayartoy aad u wanagsan oo edebtiisana ay aad u fiican tahay wuxuuna u ciyaarayay kooxda black ku ciyaaraysay,cayaarahan waxaa isku soo dabariday macalin daud dheere iyo macalin axmadey b,malinta ugu danbeesay waxaa halkaa jogay oo bilado ka baxshay macalinka macalimiinta oo ah cabdi dheere iyo farax odey aad iyi aad ayaan ugu mahad naqeena ka soo qaybgalkooda,waxaa kaloo qayb ka qatay macalin muse asigana aad iyo aad ayaan ugu mahad naqena iyo anwar tabid oo asna qeyb ka qatay cabdi cabdulahi oo asigana qeyb ka qaqtay dhamaan toodba aad ayaa u mahadsan tihiin ayaan leenahay,beesha cayaaraha lagu qabtay oo aheed, 3100 weston rd toronto ontario canada
|