xaflada xiritanka koobka ramadanka ururka today

sabtida la soo dhafay oo taariqda a heyd 27 oct ayaa waxaa la soo qatimay cayaarahii koobka ramadan oo loogu magac daray aabaha isboortiga nuur huseen,oo ay soo qaban qabiyen ururka today,waxaa ka soo qayb galay xaflada maxamed farax dabdamis, macalin muse,nuur itob,maxamed xaaji urey,turunbo,yusuf shaqaq,sacid qorshel cali qulub,cabdi samad,cali mudey,cabdi adan,muqtar cuti,axmadey banaye,farax odey cabdi dheere daud axmed dheere yusuf dheere,cali gurey aalow, maxamed farax qanbi,axmed ciid ciise madobe,odey cabdi weli,muse abti,muqtar cuti,cali mudey jabril abukar ganjab,iyo in badan oon halkan lagu soo koobi karin,waxaa xaflada furay gudoomiyaha ururka today oo halkaas qudbad yar ka jeediyay,ka dib waxaa hadlay sacid qorshel oo ka falooday tariqda nuur xuseen alaha u naxariiste,kadib waxaa hadlay axmed ciid oo isna ka faloday tariqda marxumka proffesor maxamud alaha u naxariiste,kadib waxaa halaka lagu bixiyey koobka koowad oo la siiyey somali united waxana siiyey mpp ga xafada,koobka labaad oo la gudoon siiyey maanta computer waxaa gudoon siiyey axmed ciid,cyaartoyga ugu fiicna inta cayaaraha socdeen oo la siiyey muumin oo u ciyaarayey manta computer waxaana bixiyey koobkas cali gurey, waxaa ka loo la bixiyey koobka gool dhalinta oo ku guuleystay abdi casis dhagey waxana gudonsiyey koobka macalin muse,waxa kaloo halka lagu bixiyey shahadooyin oo kala aha sida tan

dhaman kooxaha ka soo qeyb galay tartan oo la siiyey mahad celin shahado ah
kooxda maata computer oo la gudoon siiyey kooxda ugu fiicned tartanka

waxaa kaloo shahado la gudoon siiyey mediaha oo kala aha mugadishocity.com,somalisc.com,boondheere.com,kubadda.com,xiddigaha.com,
ibrahin xasan dandurey, waxaa kale oo joogay maxamed daair,ururka today waxa uu u mahad noqaya dhamaan kooxaha ka soo qayb galay cyaarahan dhamaday,waxay kale u mahad noqoyan dawadayasha ka soo qayb galay,waxay kale halkaan ugu mahad cilinayan dhaman dadkii ka socday mediyaha ha ahato internetka ama radio ga,dhamaan waxaan idin leenahay mahadsanid

By: Daud Axmed Dheere, Toronto..........

 
© Copy rights Mugadishocity .com
eXTReMe Tracker